Xog: Xagee Ku Danbeysay Degmanimadii Ceel Cade Hadii Burdhubo Degmo Heshay

Dad Badan Ayaa Wax ay Is Weydinayaan Muran Ka Tagna Degamanimada Ceel Cade oo Ka Tirsan G, Gedo  Halkii Ay Ku Danbeysay Ka Dib Heshiskii Kismaayo Ka Dhacay Maalmo Ka hor Markii u dhacayn La iloobay Ka Hadalkeed markii horana Ay Qeyb Ka Ahyd Qodobadii Ay Besh Sade Muran Ka Qabeen Markii La isku Soo Hadal Qadayay Siyaasada Jubland.

Dadka Sida ad U daneeyo Siyaasada Jubooyinka Waa Ay Ka Dhargi Wayeen Muran Ceel Cade Halka uu Ku Danbeyya Laakin Gedo Times oo ah Warbaahiye  u Taagan Baahi Tirka Dadka Daneeyo Arimaha Jubooyinka iyo Gedo ay Ka heleen Ayaa u Kuur Galay .

Qaar Ka Mid Dadk Heshiiska Qeybta Ka Ahaa Si Gaar Ah ugu Waramay Gedo Times Waxaa Ay sheegen in Degmadnimada Ceel Cade La hor dhigi Dono Barlamaanka Maamulka jubland  oo ay Cod Galin Donan  Ka dib Muran Badan oo Ka Dhashay Aqbaleed Waxaa Lagu Balamay inan La Shaacin inta Laga Soo Sarayo Qodabada Lagu Heshiyay oo Cad .

Burdhuubo ayaa Si Buuxdi u heshay Degmanimadeed Laakin wax ay Qeyb Ka Tahay Qodabada Barlamanka La hor dhigayo Markii Laga Hadlayo Arimo degaan.

Hada ayaa Barlamaanka waax Ay Badleen Labo qodob oo siyaasad ah Laakin dadka La Hadlay Gedo Times Waxaa Ay Shegeen inuu jiro Qodob Doodeed Ay Barlamaanka Ka Yelan donan Arimaha La Xariiro Degaaanka Markii Si Rasmi ah loo Shaaciyo Qodabada Lagu Heshiyay .

Waxa Jiro Qodoba Badan oo Heshiskooda Cadeyn Laakin La Marin Doono Barlaamaanka Halka Kuwa Kala Ay Yihiinn kuwa Iska Cad oo Goobta Lagu Kala Saxiixday Laakin Dhamaantod Heshiskooda uu Ahaa In La shaciyo Markii La isku Fahmo.

Xog: Aruuriye Jeylaani Husen yusuf

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.