Daawo:maxaabiis dawlada Eretariya Siidaysey

Waxaa soo dhawey weyn loo sameeyey maxaabiis dawlada Eretariya siidaysey soo dhaweyntaan waxaa kaqayb galay Madaxwaynaha Dawlada jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo wasiiro ,taliyaashe ciidamada qaybaheeda kala duwan. Maxaabiistaan oo tiradeedu tahay Afar waxaa sii daynteeda lug ku lahaa Wasiirka arimaha dibada Qadar Maxamed Ibnu cabdiraxman oo kasoo wadey Dalka eratariya keenayna Jabuuti iyakoo ku xirnaa dalka Eratariya sided sano.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.