Xog: Gormaa La Shaacinayaa Qodobadii Ay Ku Heshiyeen Axmed Madoobe iyo Besha Sade.

War Goor dhow uu Helay Warsidaha Gedo Times Ayaa Wax Ay shegayaan in Goor dhow Lagu Dhawaaqay Waqtiga Rasmiga ah ee La shacinayo Qodabdii ay Ku Heshiyeen Axmd Madoobe iyo Besha Sade.

Kulan oo Soo  Gabo Gaboobay Goordhow Oo Ay Yesheen Gudiga Besha Sade ee Wada Hadalka Qeybta ka Ahaa Ayaa Lagu Shaciyay In Maalinta Sabtida La shaacinayo 13 qodob oo ay ku Heshiyeeyn Axmed Madibe iyo Besh Sade.

Kulamo Joogta oo Ila Xalay ka Soconayay Magaalada kismaayo Kuwaas oo ay Yelanayeen Ayaa Loga Hadlay soo Gabo Gabeynta Shirarkii Kismaayo Ka Soconayay in Cida Qadaneyso Masuliyada Qodabada Fulintooda .

Besha sade Ayaa Go, aan Mid Ku Gaartay In Xagooda  Wixii  Ka Quseeyo Heshiska Kismayo inay Fulinayaan.

La soco Wixi soo Kordho insha Allah

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.