Deg Deg:- Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Al-shabaab oo ka Biloowday Godob-jiiraan

Wararka laga helayo Degaanka Godob-jiiraan ee Gobolka Nugaal islamarkaana ay isku hor fadhiyeen Ciidamada Maamulka Puntland iyo Al-shabaab ayaa Goor dhaw waxaa ka qarxay Dagaal Culus oo u dhexeeya Puntland iyo Al-shabaab.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada Puntland ay Weerar ku qaadeen Al-shabaabka halkaa ku sugan,waxaana la isku Adeegsaday Hubka Nuucyadiisa kala duwan.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Dagaalka uu soconayo islamarkaana aan la sheegi karin Khasaaraha ka dhashay.

Al-shabaabka Ciidamada Puntland ay kula Dagaalameen Godob-jiiraan ayaa ah kuwii ka soo dagay Degaanka Garacad ee Gobolka Mudug,halkaas oo ilaa Shalay ay Ciidamada Puntland isku hor fadhiyeen.

Xaalad deganada ay Dagaalaada Ka Socdaaan Ayaa Wax Sacdihi ugu Danbeyya Ka Barkaacyay Dadkii ku Nolaaa,

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.