Dhageyso:-Cali Gaab oo sheegay in aysan jirin Cid si gooni ah Amniga Muqdisho lagula Xisaabtamayo

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aysan jirin Cid si gaar ah lagula Xisaabtamayo Amniga Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

“Aniga ayaa u sareeya hadda Nuucyada Ciidamada Ee Amniga Gobolka Banaadir Mas’uulka ka ah anigana waxaan ogolahay in Shaqadaan la ila qabto”ayuu yiri Cali Gaab.

Sidoo kale Gen. Cali Gaab ayaa sheegay in Gaadiidka mara Wadada Maka Al-mukarama Ee Magaalada Muqdisho,kuwa ay ku Daboolan yihiin Muraayadaha Madoow laga Fujin doono islamarkaana la Joojin doono Gaadiidka ay saaran yihiin Dadka Hubka wada Aqoonsina la weydiin doono.

Dhawaan ayey aheyd Markii Maamulka Gobolka Banaadir lagu wareejiyay Sugidda Amniga Gobolka Banaadir

Halkaan Ka dhageyso:

Cali gaab

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.