Dhageyso: Muxuu Maxmauud Sayid aadan ka yiri Heshiiski iMaanta kismaayo ka dhacay.

????????????????????????????????????

Siyaasiga Maxmauud Sayid aadan oo ka hadlay madashii kulanka maanta lagu hehsiiyay ayaa u mahadceliyey wasiirka agashaandhigga janaraal diini oo uu sheegay inuu yahay geesi u huray naftiisa heshiis ka dhasha jubaland.

Sayidka ayaa hoosta ka xariiqay in hadda un ay dhimantahay dhaqangalinta hehsiiska maanta lakala saxiixday wuxuuna codsaday in dhamaan dhinacyada ay daacad ka noqdaan ehshiiska.

Halkan ka dhageyso codka siyaasiga maxamuud sayid.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.