Dhageyso: hadalkii uu Madasha Hehsiiska ka jeediyey Wasiirka Gaashaandhigga Janaraal Diini.

????????????????????????????????????

Wasiirka gaashaandhigga Janaraal Cabdulqaadir sheekh cali diini ayaa ka ahdlay madashi imaanta uu ka dhacay ehshiiskii dhexmaray axmed madoobe iyo beesha Sade.

Wasiir Diini ayaa hadalo qiimo leh oo darsdaaran ah ka jeediyey madasha isago odhinacyada ugu baaqay in ay tanaasul muujiyaan kana dhabeeyaan hehsiiska ay maanta kala saxiixdeen.

Hoos ka dhageyso hadalka Wasiir Diini.

220312_004

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.