Daawo: Wasiirka Caafimaadka ee Jubaland oo Lakulmay Dhinacyada Caafimaadka ee Gobolka Gedo.

Wasiirka Caafimaadka ee Maamulka Jubba Xasan Daahir yarow Xasan Dheere ayaa Degmada Doolow kula kulmay dhamaan Hay’adaha ka shaqeeya DHinaca caafimaadka ee ka hawlgala Gobolka Gedo.

Xasan Dheere ayaa dhamaan dhinacayada caafimaadka ka dalbaday in si hufan ay u shaqeeyaan, isla mar ahaantaane ay is diiwaan galiyaan.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.