DAAWO: Maareeyaha Cusub ee Dekadda Kismaayo oo Xilkii kala wareegay Maareeyihii Hore.

Mareeyaha Dekadda Kismaayo Mudane Axmed Xaaji aadan ayaa XIlkaasi si rasmi ah ugala waeegay Maareeyihii Hore ee Dekadda Kismaayo Cabdulaahi Xaadhuun.

Munaasabadda Xil wareejinta oo ka dhacday Gudaha Dekadda Kismaayo waxaa Goobjoog ka ahaa Suldaan Luga dheere, iyo Wasiirka Warfaafinta ee Mamaulkaasi Cabdinuur Cali Aadan iyo Marti sharaf kale.

Xadhuun ayaa Decumentiyada Shaqada Dekadda wuxuu ku wareejiyay maareeyaha Cusub Mudane Axmed Xaaji aadan,iyadoo dhinaca kalane Maareeyaha Cusub uu ka mahadceliyey Arinkaasi, wuxuuna codsaday in lala shaqeeyo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.