Xog: Shirkii Besha Sade iyo Axmed Madobe Oga Furmi Rabay Kismaayo oo Baaqaday Maanta.

Waxaa Maanta Lagu Waday Inuu Si Toos Ah Oga Fumro Magaalada Kismaayo Shirki Wada Hadalka ee Dhex Marayay Hogaamiyaha Maamulka Jubland Axmd Madoobe iyo Gudigii Besha Sade ee Ka kobnaa 9 Xubnood.

Baaqashada shirka Ayaa Xubno Ka Tirsan Gudiga oo La Hadlay Gedo times Wax ay u Xaqjiyeen in Wada Hadalad loo Baajiyay Maanta Galinka Danbe Furmi Rabay u Dabaalaga Maalinta Haweenka oo ku Began 8 Marso, Ka dib Markii La shegay in Hogaamiyaha Jubaland uu Ka Qeyb Galayo Xaflada logu Dabaal Dagayo Maalinta Hawenka.

Waxa Hada Ka soconayo Kismaayo Kulamo Gooni Gooni ah oo Ay Yelanayaan Xubno besha Sade Ka dib Marki uu Baqaday Maanta Wada Hadlii Furmi Rabay .

Inta Badan Besha Sade ayaa Ku Wad Qanacsan in Hogaamiyaha Maamulka Jubland la La furo Wada Hadal Nabadeed oo Ka turjumayo in Nabada Laga Wada Shaqeyo Ka dib Markii uu Maamulkisa ku Fashilmay Maamul Wanaaga iyo Hor Galinta Adegyada Aas Aasiga ah .

Caqabada uu Maamulka Jubland Wali Wajahayo ayaa ah Besha Sade Ka dib Markii ay Si Buuxdo u Qaadacaday Maamul Sameynta Jubooyinka iyo Saami Qeyb Sigeeda.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.