“Warbixin”Sadaalinta Shirka Kismaayo ay Ku Yelanayaan Besha Sade iyo Axmed Madobe Natijadisa .

Inkasto Wali uu San Furmin Shirka oo Wali ay Ka soconayaan Kisaamyo Kulamo Gooni Gooni ah ayaa Hadana Waxa Jiro sadalin Laga Bixinayo Natijda Shirka Kismaayo Ka soo Bixi Karto Gabo Gabadisa ,

Dad Badan oo isugu Jiro Dhinaca Besha Sade iyo Axmed Madoobe oo uu La Hadalay War Baahiyaha Gedo Times Ayaa Aragtiyo isku Dhow Ka bixiyay Shirka Kismaayo Laguwado inuu Ka furmo.

Waxaa La shagey in Natijo La  isku  Raaca Gogol Dhig Shirka u noqoto aysan ka soo baxeyn Laakin Axmed Madoobe uu Besha Calamka iyo Dowlada Mar Qaati uu Oga Dhigayo In Besha Sade Aysan Ogaleyn Wada Hadal Markii La isku Fahmi Wayaan shirka Qodobada Ka soo Baxayo .

Xariir Dhex Marayay Besha Axmed Madoobe uu Ka soo Jedo iyo Isaga Saacadihii ugu Danbeyay oo uu Gedo Times Xogtisa Helay Ayaa Ah in Ay Waalac Badan Ka mujiyeen In Dib Ay Kismaayo ugu So Labtaan Besha Sade iyo Belihi Kale ee lagu Dulmiyay .

Taas o ay ku Shegeen in Dagaal Dib uu oga Bilaabn Karo Magaalada kismaayo Hadii Belihi Lag Saray Ay dib ugu So Labtan .

Dadka Qaar Ayaa Noo xaqijyay in Itoobiyo iyo Besha Caalamka Ay Ka Go, an Tahay Wada Hadalada in  Laga Miro Dhaliyo Lakin Axmed iyo Kenya Aysan Rabin in Natijo Sax Ay soo Baxdo, Taas oo Sadalinteeda Loo Badinayo Inay Noqoto In Shirka Hadii La isku Fahmi Waayo Ay Noqoto In La aado Adis Ababa.

Dhinaaca Dowlada Somaliya Ma Jirto Caadis Badan oo uu Axmd Kala Kul Mayo Taas oo Sahli Karto in Go, an Kaligis ah uu Qaato .

Wax Jiro Dad  Kale oo qabo in axmed ii ogalan doono Qodobada La soo Hor dhigayo Laakin Qaar Ka mid ah Besha Sade ay Ka Tanasulayan Si Shirka Najio Sax ah loga Garo.

Mar Qaati Fur Ka Badan ee ay Dad Ka bixinayaan Shirka Ma Ahan Mid Sadashisha ay Cadahay Laakin Waa Xog Aruurin aan Ka Sameynay Najida Ka soo Baxeyso Shirka Madaaamo aan Nahay Dad Wax Qoro oo Hadan raadiyo Xogaha Qarsoon

Xog Aruuriye : jeylaani husen uyusuf

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.