Qurbo Joog Besha Sade ah oo Garay Kismaayo Si Wada Hadalada Oga Qeyb Noqdaan.

Magaalada Kismaayo Maanta Wax Garay Wafdi Sare oo uu Hogaaminayo Gudomiyhi G, Gedo ee Dowladi Kmg ee Cabadulahi Yusuf Axmed Aadan Ibrahim ow Axmed Ciro.

Waxan Wafuud ay Ka Imadeen Magaalada Nayroobi Iyado Lagu Qiyasay 20 Ruux oo Siyasityin Iyo Aqoon Yahano Ka Kala yimid Wadmada Caalamka Si ay Oga Qeyb Galaan Wada Hadalad Besha Sade iyo Hogaamiyaha Maamulka Jubland oga Fur Mayo Magaalada Kismaayo .

Wax Magaalada Kismaayo Ku Soo Dhaweyay Madaxweyne Ku Xigeen Jubland Fartaag iyo Xubno Kale oo Ka Tirsan Maamulka Jubaland , Hada Ayaa Kulamo Wax Ay La Yelanaya Odayasha iyo Siyaasiyinta Besha Sade ee Ku Sugnaa Magaalada Kismaayo.

Wafuud Qaar Ka mid Ah o La Hadaly Gedo Times Ayaa u Shegay In Muhimadooda Safar ay Tahay inay Ka Qeyb Galaan Wada Hadalka Besha Sade ay Kula Yelanayaan Kismaayo Hogaamiyaha Maamulak Jubland .

Kismaayo Maalnihi Danbe Waxaa Ka Soconayay Kulamo Gooni Gooni ah oo Besha  Sade  ay Iyagu Wada Qadanayeen Si La iskugu Fahmo Wada HadalaDA Kismayo Ka furamyo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.