DAAWO: Gedo Times oo Sawirro Khaas ah ka heshay Dhaawaca Liibaan Madaxweyne oo Itoobiya loo qaadayo Dhaawiciisa.

Waxaa maanta Magaalada Addis Ababa loo qaadayaa Dhaawaca Liibaan madaxweyne oo Ahaa taliyihii ciidamo Dhawaan Ahlusuunna kula Dagaalamay magaalada Dhuusamreeb, kaasi oo ku dhaawacmay isla dagaalkaasi.

Liibaan Madaxweyne ayaa dhaawiciisa hadda waxa lagula tacaalayaa deegaan Feerfeer ee Gobolka Hiiraan oo ay itoobiya ku leedahay Saldhig Militiri oo weyn, iyadoo maantane uu qorshuhu yahay in Addis Ababa loo duuliyo si loogu soo daweeyo.

Ahlusunna ayaa horay dowladda soomaaliya ugu eedeysay in Dhaawaca Liibaan Madaxweyne ay diiday in Addis Ababa loo qaado, inkastoo dowladune aysan wali jawaab kabixin eedeymahaasi.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA DHAAWAA LIIBAAN MADAXWEYNE.

dhaawac12

dhaawac1

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.