Daawo:Xasan Shiiq oo kaqaybgalay kulan Amaanka Muqdishu

Kulan balaamaran oo uu qaybgalay Madaxwaynaha Somaliya xasan Shiiq iyo gudooomiyaha gobolka baanaadir wasiiro,saraakiil ciidan iyo qaybaha kala duwan ee amaanka gobolka banaadir ayaa lagu qabtey magaalo madaxda Soomaliya ee muqdisho. shirkaas ayaa waxaa loga hadlay sidii qaybaha kala duwan ee ciidmada amaanka ay uwada shaqeyn lahaayeen si waxa looga badalo amaanka MHoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.