Daawo: Jawaari oo Bilad la Gudoonsiiyey

kalfadhigii todobaad ee barlaamnka federaalka Soomaliya ayaa maanta lasoo xiray iyadoo barlamaanku mudo bil bah fasax qaadanayaan. gudoomiyaha barlamaanka Soomaliya Jawaare intuusan soo xirin kalfadhiga todobaad ayaa waxaa lagudoosiiyey bilad ka timad dalka talyaaniga oo hay’ad calaami ah bixisay kuna utaysatey sida wanaagsan ee u shaqeeyey gudoomiye jawaari. waxaa biladaa gudoonsiiyey oo wakiil uga ahaa hay’adaas xildhibaan Duufle.
hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.