Daawo: Wasiirka Warfaafinta Jubaland oo Wariyayaasha ka hawlgala Kismaayo ku amray in ay sidiiwaangaliyaan.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubba ayaa warfidiyeenada ku sugan Magaalada Kismaayo ku amray in ay si degdeg isu diwaan galiyaan, isagoo sheegay in Muddo toban cisho gudahood ah ay awaamiirtaasi ku fuli doonto.

Wasiirkani oo lagu magacaabo Cabdinuur Cali Aadan ayaa Warfidiyeenada u akhriyay Warsaxaafaded uu ku cadeynaayo in loo hogaansamo awaamiirtaasi, muddo toban cisho gudahood ahne ay warfiidiyeenada ku dhaqan magalaada Kismaayo isku diiwaan galiyaan.

Hoos ka Daawo muqaalka Warsaxaafadeedka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.