Daawo:Kenya oo sheegtay in al-Shabab Garoomada soo werarayo

shabab

Dawlada kenya ayaa laamaheeda amaanka galisey heegan iyadoo lahelay aqbaar sheegaysa in al-shabaab soo weerarayo garoomada diyaaradaha Kenya taas oo galisey walwal wayn dawlada Kenya iyo shacabkeeda. Xarakada al-shabaab ayaa marar badan oo kala duwan qasaaro badan ugaysatey dalkada Kenya ilaa iyo hadan lama oga in aqbaartaan ay tahay mid run iyo in kale, dawlada kenya ayaa sheegtan heegaankaan inuu yahay taxader inaan dhayalsano ma rabno weerarka Alshabaab.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.