Dhageyso: Axmed Madoobe Haka Baxaan Amisom Somaaliya.

Hogaamiyaha Maamulka jubaland oo Maanta dib Ugu Laabtay Maagalada Kismaayo Ayaa Wax uu Ka Hadlay Xaalada Amni ee Somaaliya .

Waxaa uu  aad Oga warbixiyay Amaanka Somaaliya Mesha uu Marayo Isgoo Sheegay in Dalka Amaankisa Lagu Qaato Kumanaan Dolar Sidoo Kalan Wali ay Wax Ka Hagaagi jirin

Hogamiyaha Mamaulka Jubalnd Ayaa Ku Baqay in Gabi ahaan Laga Saaro Somaaliya  Ciidamada Amisom Laguna Warejiyo Amaanka Ciidamada Somaaliya, Taas oo uu shagay inay ku jirto Xaqjinta Amaanka Somaaliya .

Axmed ayaa Hadalkisa Wax uu ku Soo Begamayaa Xili Magaalaada Muqdisho iyo Baydhabo Ay Dhaceen Qaraxyo dad Bdan oo Shacab ah ay ku Dhinteen oo ay Shegteen Masuliyadooda  Al- shabab

Halkaan Ka Dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.