Daawo:Bananbax ka dhacay iyo wiil Soomaaliyeed oo dhintay

Bananbax ay soo qaban qaabiyeen bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Denmark looga soo horjeeday dhimasho wiil ku dhintay xabsiga booliska iyadoo aan loo sheegin shacabka Soomaliyeed waxay socod kutageen Barlaamka Denmark una gudbiyeen cabashadii ay soo qoreen waxay kaloo baaq udireen dowlada sooomlaiyeed inay wax kaqabtaan dhibka lagu hayo shacaka Soomaliyeed.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.