XOG: Itoobiya oo Ogaatay in Axmed Madoobe uu hub u gudbiyay Jabhadda OROMADA ee Dowladaasi kacdoonka kuwado.

Dowladda Itoobiya ayaa shegetay in Kooxda uu hogaamiyo Axmed madoobe ee Kismaayo ka arimisa, ay dagaal hoose lagaleen dowladda itoobiya kadib markii tiro ka sadex jeer ay hub qarsoodi ah u dusiyeen, jabhaadda Oromada ee kacdoonka kala horjeedo dowladaasi.

Itoobiya oo kamid aheyd dowladihii Axmed madoobe jubaland hogaanka uga dhigay ayaa hadda wada qorshe ay xididada ugu siibeyso, kadib markii dagaal hoose ay dalkeeda gudihiisa ka abaabuleen.

horay sheekh madoobe ayaa  ugu eedeysanaa itoobiya in uu kismaayo ku martigaliyay dadkii ka tirsanaa Jbahadii ONLF ee dowladda itoobiya harsiga iyo hoyaadkaba  u diiday, inkastoo marki dhawaan ciidamada itoobiya ay kismaayo tageen lawaayay halkeey jaan iyo cirib dhigeen shakhsiyaadkii ONLF ee kismaayo ay marti galisay.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.