Dhageyso:Warar Dheer ai oo Ka So Baxayo Dad Lagu Gowracay Duledka Baladweyne

Duleedka Magaalaada Baladweyne ayaa Shegayo in Lagu dilay Labo Qof oo Shacab ah Waxa Wararka Ka imaanayo ay Shegayaan in Labada Ruux ay Sarayeen Gawaari .

Labo Baabur oo ay La Socdeen Labada Ruux ee La Dilay ayaa Waxaa Ay Wadeen Qaad Sid Dadak degaanka Ay u Xaqijiyeen Gedo times.com

Hada waxaa Lagu Mashqulasan Yahay aaska Lo Sameynayo Labad ruux ee La Dilay Ma jirto Cid Shegatay Masuliyada Dilkaasi Maamulka G, Hiraan Wali Kama Hadlin

Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.