Dhageyso: Madaxweyne Xasan Waa Jib Ayay Igu Ahayd inaan Ka Qeyb Galo Aaska Ciidamada Kenya

Madaxweynaha Somaaliy oo Wax Laga Weydiyay Sababta uu U Boqday Dalka Kenya Maydka Askartodii Ayaa Wax ku Jawaabay inay Waajib Ku ahyd inuu oga Tacsiyeeyo Si uu ula Qeyb Sado Darenka Xanuunka ah ee ay Waqtigaa Wajahayeen.
Wax uu Shagey Madaxweynaha in Kenya in taas Ka badan ay ahyd in loo Suubiyo Laakin uu isag Garowsaday inuu Tago Goobtii Wilashooda Lagu Aasayay.
15 Bishii Jaanayo Ayaa Werar Xogan Ciidamado Ka tirsan Al- shabab Wax ay ku Qadeen Degaanka Ceel Cade ee G, Gedo Saldhig ay Ku Lahyeen Ciidamada Dalka Kenya . inkasto ay ka Gaabsatay Dowlada Kenya inay Shaaciso qasaraha Werarkasi Hadan al-shabab Waxa ay Shegteen Inay Ku Dileen 100 askari 80 ay ku Dhawacee.
Werarka Ka dib ayay Kenya Waxaa Ay Ka Bilowday Duqeymo aar Goosi ah oo ay ku Xasuqeysay Shacabka Ku nool G, gedo .
Dowlada Somaaliya kama Ayasn Hadlon Duqeytaasi Waxan Ay ahyd mid un ay isha Ka Fiirsaneysay

.
Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.