Daawo:Caabudwaq Gudoomiya maamulka Gobolada dhexe gacanka gestey

Gudoomiyaha maamulka gobolada dhexe Maxamed xayir ayaa gacan ka geystey hirgalinta solarka lagashey Degmada caabudwaq uGu baaqay shacabka caabudwaaq inay ilaashtaan Solarkaan una fududeeyaan shaqaalha kashaqeynaya solarka, shacbka ayaa aad usoo dhaweeyey solarkaan lagashey Degmada Cabudwaq sheegayna inay ilaashanayaan.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.