Kismaayo oo ay Garen Qaar Ka Mid Siyaasiinta Besha Sade.

Waxaa Goor dhow Garoonka Diyaardaha Magaalada Kismaayo Ka Dagay wafdi uu Hor Kacayo Maxamud Sayid Aadan , iyo Xubno kale , Masulinta Ayaa U jedkooda Wax uu Yahay Inay Ka Qeyb Galaan Shirka Lagu Heshisinayo Besha Sade iyo Hogaamiyaha Maamulka Jubland .

Siyaasinta Garay Kismaayo Waxaa Ka mid ah.Maxamed Owlibax. Balak Facanyo, Cabdi Bare , C. Qadir sh. Cali dini iyo Xubno Kale Ayaa Ka mid Ah.

Labo Maalin Ka Hor ayay Ahayd Markii Si Hor Dhac Lo Furay Shirkii Wadatashig ee Besha Sade iyo Hogaamiyaha Jubaland,

Garoonka Ayaa Waxa ku Soo Dhaweyay Madaxweyne Ku Xigenka Mamaulka Jubland Fartaag iyo Xubno Kale iyago lo Galbiyay Goobta Magaalaada Ay Ka Dagayeen .

Hagaamiyah jubaland  ayaa u Aaday Dalka Turkiga Si uu Oga Qeyb  Galo Shirka Loga Hadalayo Noca Dorasho ee Somaaliya, Isago oo uu Furan Yahay Shirka Hordhicisa .

La soco Safarka Siyaasiynta Wixii Ku Soo Kordho.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.