Dhageyso: G. Degmada Baraawe Waxaan Ka Bad Baday Dil

Waxaa Maanta isku day dil ka badbaaday Guddoomiyaha Maamulka degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose Xuseen Barre Max’ed Jeex.

Guddoomiyaha ayaa Qarax Miino loogu xiray Xafiiska kaas oo dhaawac fudud oo gacanta ah uu ka soo garay sida isagu uu u xaqiijiyay Gedo Times .com

Magaalada Baraawe ayaa iminka waxaa ka soconaya howlgal xoogan oo baadi goob loogu  jiro ciddii ka dambeeysay weerarkaasi.

Ma jirto cid sheegatay Masuuliyadda Qaraxaasi balse Al Shabaab ayaa weeraro nuucaasi ah horay uga geystay deegaanada kala duwan ee dowladda ay maamusho.

Halkaan Ka Dhgeyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.