Degdeg: Suldaan Iyo Nabadoon Goordhaw la dhigay Xabsiga Magaalada Kismaayo.

Ciidamada Gen. Darwiish ee Maamulka Jubba Ayaa Xabsiga Dhigay Suldaankii Beesha Harti Ee jubooyinka Suldaan Maxamuud Geele Cumar iyo nabadoonkii beesha Ciise Maxamuud ee jubooyinka Nabadoon Cabdullahi Bile Saciid Ciise.

Suldaan Maxamuud Geele ayaa laga soo qabatay magaalada isagoo kusugan Ciidamadan Ayaa Mudo Ku Raad Joogay Soo Qabashada Suldaanka Waxayna Ugu Danbayn Uu Suura Gashay Inay Hotel Uu Ka daganaa Kismaayo Laga Soo Qabtay.

Suldaankaan ayey is hayeen bilihii lasoo dhaafay kusimaha Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Jubba,Maxamed warsame Darwiish.

Wixii Kusoo Kordha Xariga suldaan ka Iyo Nabadoonka Xabsiga ku hoyanaya caawa kala soco wararkeena dambe insha Allah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.