War Deg Deg ah: Madaxweyne Xasan oo Ku Wajahan Baladweyne

Garoonka Diyaardaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta G. Hiraan Ayaa  Wax ku Sugan Boqalal Shacab oo Ka Qeyb Qadanayo Soo Dhaweynta Loo Su Binayo Madxaweynaha Somaliya .

Maamulka G, Hiraan oo La Hadlay Gedo Times ayaa shegay Madaxweynah Sababaha uu Baladweyn ugu yimid Inay Tahay Ka Wad Hadalka Maamul Sameynta Hiraan iyo Sh, dhexe ooo Fashilmay .

Dadka dego Hiraan ayaa Badankod Ka Hor yimid Habka Awood Qeybsiga Maamul Sameynta Hiraan iyo Sh, dhexe, Waxa Madaxweynaha uu Kulan uu La Qadandonaa Odayaasha Dhaqan Gobalka iyo Bulshada Qeybaheda Kala Duwan.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.