War Deg Deg ah: Qarax Qasaro Gestay oo Ka Dhacay Kampala.

Warar Goor dhow Naga Soo Garay Dalka Ugandha Casimadisa Ayaa Shegay in Qarax Qasaaaro Geysaty uu Ka dhacay Garoonka  Kubad Cagta Lagu Dhelo ,

Qarax ayaa Waxa ka Dhashay Qasaaro Dad ku sugan Ugandha ayaa Gedo Times u Xaqijiyay in Sadex Qof ay Geriyoden  lix Kalan uu dhawac Soo garay

Garoonka  uu Ka Qarax ka Dhacay Ayaa Lagu Magcabaa “Mengo” Wararka Qaraxa ayaa Is Qilaafsan waxa Ka Dhashay Dadka Qaar ayaa Shegayo Walxo Qarxo oo Goobta Lagu Asay iyo inay yihiin Bambano Lagu turay.

Dalka Ugandha ayaa Saacado Waxa Ka Dhiman in Loo Darero Dorashaada Madaxtinimo Ee Dalkasi Iyado rabshado ay Horey oga Dhaceen Dalka .

Laamah Amaanka Dalka Ayaa horey Oga  Digay Weraro Ka Dhici Karo Dalka inta Lagu Gudo jiro Dorashada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.