Xog: Maamulka G, Gedo oo Boobayo Dhulkii Dowlada ee G, Harey

Magaalada G. Harey oo ah Magaalo Qaab Dhismedkeda intiisa Badan u Yahay Mid Dowladed ayaa Ilaa Markii La Magaacabay Maamulka Cusub ee Gobalka Waxa Ka Soconayay Muran Xogan oo Ka Tagan Is Qab Qabsiga Dhinaca  Dhulka .

Gudoomiyaha Gobalka iyo  Magaalaada G, Harey ayaa Ibsaday ilaa Dhowr Boos oo aan Dhisneyn Iyagoo Ku Gatay Lacag Lagu Qiyaasayo 14 kun oo Dolar.

Taliyaha Ciidamada Dowlada Ee G, Gedo C/laahi yare ayaa Ka mid ah Shaqsiyadka Laga ibiyay Dhulka Dowlada oo aan Sharci la, aanta lagadanayo, Sido Kale Waxa Ka  mid Sarkaal Magcisa Lagu So Kobay “ Saciid Dheere” oo Ka mid Saraakishi Barre Hiraale oo Isagana Laga Ibiyay Dhul Boobka ka socdo Magalaada G, Harey .

Qaar Ka Mid ah Odayasha Dhaqanka oo Lahdalay Gedotimes ayaa Walaac ka Mujiyay Ku Takrifalka Hantida Qaranka ee uu Boobayo Maamulka Gedo iyo Kan  Degmada G, Harey.

Taas oo Dhalisay In Kulamo Jogta ah Ay Ka Socdaan Magalaada Gudaheda oo Loga Hadalayo Arimaahasi Isago Maamulka uu Ku Gacan Seyray Inuu  Jojiyo  Boobka Hantida Qaran ay Ku Sameynayo.

La Soco Xoga Ah Kale .

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.