MADAXWEYNAHA PUNTLAND IYO WAFTI UU HORKACAYO OO KA AMBABAXAY GAROONKA DIYAARAHA BOOSAASO

Wafti uu hogaaminaayo madaxwaynaha Puntland C/wali Gaas ayaa u ambabaxay magaalada Muqdishu oo uga qaybgalayo shirka wada tashiga 2016 intuusan u duulin Muqdisho ayuu saaxafada kula hadlay garoonka Bosaaso.

Halkaan hoose kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.