Daawo:Isbahaysiga Isbadaldoonk oo Munaasabada 1da Luulyo ku qabtay Denmark

1daluulyo

Isbahaysiga Isbadaldoonka 1da Luuly ayaa Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusaayo Maalinta Xornimada Soomaaliya ku qabtay Magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark.

Munaasabadaas oo kasoo qayb galeen Qaybaha Bulshada ee kale duwan ayaa waxaa qudbado kasoo Jeediyey Siyaasiyiinta Isbadal isbadaldoonka ee loo “1da Luulyo” ee kala ah Cabdikaafi Isaac iyo Cabdifitaah Guutaale ayakoo ka hadlay Mahiimada ay Ummada soomaliyeed u leedahay Munaasabadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.