Daawo:Gudoomiyaha Degmada Luuq ayaa Kulan La Qaatay Haweenka Degmada Luuq

luuq

Gudoomiyaha Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Ahmed Bulle Gared ayaa kulan is Xog waraysi ah la qaatay Ururka Haweenka Degmada Luuq Waxaana Kulanka Qayb Ka ahaa madaxa Arimaha Bulshada, Gudoomiye Kuxigenka 1aad ee Degmada iyo Masuuliyin Kale.

Gudoomiyaha Degmada Luuq ayaa sheegay Ujeedka Kulanka in uu Ahaa sidii Loo Dhiiri Galin lahaa Haweenka Soomaaliyeed Ee Ku Sugan Degmada Luuq Maadaama ay yihiin Laf dhabarta Bulshada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.