Sawiro:Xildhibaan Cabdirahman Dheere oo soo afjaray Qilaafkii ka jiray kurisgiisa

cabdiraxmaandheere

Xildhibaan Cabdiraxmaan dheere oo kamid ah xildhibaanada Dowalada federaalka ah ee kursigiisii laga wareejiyey deegaan doorashadoodii ayaa odoyaashiisa dhaqanka kulan kula Yeeshay magaalada muqdisho.

Xilibaan Cabdirahman Dheere iyo Odayasha Beeshiisa ayaa Isku Afgartay Muraankii malmahaan Ka Dhextaagnaa kursigiisa oo loo wareejiyey gobolka Gedo in lasoo afjaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.