Daawo:Tababar aqoon kororsi ah dalka Uganda ugu soo dhamaaday Xildhibaano katirsan Puntland, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed

Tababar aqoon kororsi ah oo magaalada Kampala ee dalka Uganda uga socday xubno ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa la soo gaba-gabeeyay.

Gudoomiyaha Barlaamanka maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa ka warbixiyey waxuu ku saabsanaa Tobabarkaan Xildhibaanada loogu soo gaba gabeeyey Dalka Uganda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.