Daawo:Wasiiro iyo Xildhibaano ka qeybagalay xuska maalinta Beeraleyda Soomaaliyeed

Qeybaha kala duwan ee cunooyinka uu dalkeenu hodanka ku yahay  heeso iyo ruwaayada ka tarjumaya qiimaha beeraha iyo wax soo saarka  ayaa lagu soo bandhigay xafladan  oo lagu xusayey laba munaasabadood oo kala ah Maalinta Beeraleyda Soomaaliyeed iyo maalinta cuntada aduunka.

Munaasabadda oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda beeraha iyo waraabka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay, Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan golaha shacabka, aqoonyahano, beeraley, ganacsato, Hey’addo caalami ah  iyo marti sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.