Shir looga hadlaayo Ganacsiga Puntland oo ka dhacaya Garoowe

Maagaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad goboleedka Puntland waxaa ka socda qaban qaabo loogu jiro shir weynaha maalgashiga, oo lagu tilmaamay midkii ugu horreeyay ee lagu qabto deegaanada Puntland.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Deni ayaa shirkaasi kaga dhawaaqey magaalada Garoowe horaantii sannadkaan,waxaana qorshahu ahaa in la qabto 15-ka bisha September.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.