Madaxweynaha Waare oo lafilaayo inuu gaaro Maanta Magaalada Dhuusamareeb

Madaxaynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa Maanta la filayaa inuu gaaro Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Madaxweyne Waare ayaa Safarka uu ku tegayo Dhuusamareeb waxaa ku wehliya xubno ka tirsan labada Golle ee Hirshabeelle iyo Mas’uuliyiin kale,waxaana ay ka soo ambabaxayan Magaalada Baladweyne oo ay ku sugan yihiin Mudooinkii dambe halkaas oo ay ujoogeen sidii loo xalin lahaa Qilaafka gudoomiyaha gobolka Hiiraan.

Madaxwayne Waare ayaa Magaalada Dhuusamareeb waxuu kulan.kula qaadanayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada iyo Madaxda Galmusug ee kusugan Dhuusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.