Maleeshiyaad kasoo dulaay Galinsoor iyo Koonfurta Gaalkacyo oo shacab Laayey Gaarina Gubay

dagaal

Wararka naga Soo gaaraya Degmada Saaxo iyo Deegaanka Gaxandhaale ayaa waxay sheegayaan Maleeshiyaad kasoo duulay Koonfurta Gaalkacyo iyo Galisoor inay Jidka u galeen Gaari shacab Saaran yahay kaaso Caano iyo Raashin uwaday Demada saaxo iyo Goldogob.

Maleeshiyaadkaan kasoo duulay Koonfurta Gaalkacyo iyo Galinsoor ayaa waxay Dileen Shan ruux oo ahayd Rakaabka Gaari waxana Gubeen Gaarigii iyagoo sida lasheegayo Baasuuke ku dhooftay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.