Maamulka Ceelwaaq oo Hayadaha Samafalka iyo Shaqaalahooda Lacag ku soo Rogay

celwaq

Wararka naga soo gaaray Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegayaan in Mamulka Degmada Ceelwaaq ay ku soo roogeen shaqaalaha hayadaha samafalka ee joogo Degmada in laga rabo qofkiiba lacag .

Amarkaan kasoo Baxay Maamulka Ceelwaaq ayaa waxaa lagu sheegay haya,adaan bixin lacagtaan ay ka tagto Degmada.

Waxa kalo layaab badan Mamulka Degmada oo hooy u ah Ceelwaaq Kenya Hadana aan damaanad qadi karin shaqalaha naftooda iyo Amnigooda oo jooga Degmada inay lacago dheeraad ah kusoo rogaan..

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.