Daawo:Wasiirka Cawad Soomaliya meelay joogtaba waa inay si wajira wax u qabsataa

wasiir

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad oo ka hadlayey shirkii isku xirka bulshada qurbajoogta & qaranjoogta ayaa sheegay in guud ahaan dadka soomaaliyeed looga baahanyahay aragti ah sidee si wadajir ah wax u qabsanaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.