Daawo:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo dhaliil dusha uga tuuray Axmed Madoobe

cabdifitaax

Xildhibaan Cabdi Fitaax Maxamad Cali oo ah Musharax utaagan Xilka Madaxtinimada Jubaland aya ku Eedeeyay Mamulka Jubaland inay Xarig iyo Jirdilba ugeysteen Taageerayashisa kuwaas oo rabay inay kusoo dhaweeyaan garoonka diyaradaha Magaalada Kismaayo.

Musharaxa Cabdifitaax ayaa waxuu sheegay inuu Axmed madoobe Ciidamadii Amniga u adeegsanayo sidii uu ku caburin lahaa shacabka Jubbaland ee is badal doonka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.