Daawo:Askari kusugan Furinta hore ee dagaalka oo ilmihiisi gaari mariyen Axmed Madoobe Ilaaladiisa

cabaas

Askari ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed Qaybta 43aad Guutada 11aad ururka 56aad Onkod ee kusugan Baarsanguuni ee jubbaland ayaa waxuu sanado badan ka cabanaayey Axmed madoobe kaas oo ilaaladiisa ay ilma uu dhalay Askari Cabaas Salaad Ismaaciil ay marsiiyeen gaari Tikniko ah.

Dhibane Cabaas salaad ayaa waxuu asaga iyo waxgaradkiisa mudo 3 sano ah isku dayeen inay kala xaajoodaan Axmed madoobe ilhaan gaari la marisiiyey taasi oo suurbi wayday.

Ilaaladii Axmed madoobe ee dhibka gaysatay sharciga lama horkeenin cabashada aabaha ilama dhalayna wax laga qabtay majiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.