Puntland oo ka guuris ah iyo Gabar 12 Sano Jir ah oo Lagu Kufsaday Buurtinle

kufi

Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa si joogta ah uga dhacay falal aad u xun kuwaas oo kufsi loogu gaysnayo gabdhaha yar yar waxaana sababay ayaa la lee yahay in kufsigaan soo noqdo Odayaasha dhaqanka oo ka horyimaada ragii kufsiga gaystay in sharciga la marsiiyo iyo maamulka Puntland oo Kufsiga tilaabada ku haboonayd ka qaadayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.