Daawo:Magaalada jigJiga ee deegaanka Soomalida oo Bandow lagu soo rogay

mustafe

magaalada jigjiga ee caasimada deegaanka soomalida ayaa waxaa caawa lagu soo rogay Bandow ayadoo la mamnuucay dhaq dhaqaaqa dadk, Bandowgaan ayaa yimid kadib markii xaafado ka mid ah magaalada jigjiga ka dhaceen Rasaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.