Muuqaal:Soomaaliya iyo Kenya oo Kulan Ku yeeshay Degmada Mandheera Kenya

wasiir

Magaalada Madera ee dalka Kenya waxaa ka dhacay kulan u dhaxeeya Dowlada Kenya iyo Soomaliya, waftiga dowlada Soomaliya waxaa hogaaminaayey Wasiirka Arrimaha Dibada Dowlada Soomalia Axmed Ciise cawad dhanka Kenyana waxaa Hogaaminaysay wasirada arimaha Dibada kenya Dr  Monica Juma .

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay arimaha Amniga Xuduudaha Kenya iyo Soomaliya, Ganacsiga, Socdaalka iyo heshiisyo horay loo gaaray kuwaas oo halkaas lagu kala saxiixday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.