Wax ka ogow Kulankii dhexmaray wasiirka Cadaalada Somaliya iyo Safiirka Turkiga

wasiir

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka Turkiga U Fadhiya Soomaaliya, Waxaana Ay Ka Wada Hadleen Xiriirka Labada Dal iyo Sidii Cadaalada Soomaliya loo horumarin lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.