Soomaliya oo ku Amartay Wakiilka Gaarka Ee Qaramada Midoobey Nicholas Haysom inuu dalka iskaga baxa

Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay Xoghayaha Guud ee Q.M in Wakiilka Gaarka Ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom in aan Soomaaliya laga rabin isla markaana uusan ka shaqayn karin.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu xusay in Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya uusan dalkaan ka Shaqeyn karin,isla markaana Nicklas Haysom uu si cad u jabiyay habmaamuuskii iyo dhaqankii diblomaasiyadeed ee uu Xafiiskan u taagnaa.

Wakiilka Qarmada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya ayaa xalay ka hadlay xarigii Muqtaar Roobow iyo banaanbaxyadii rabshadaha watay ee ka dhacay Magalada Bayhabo.

Halkan Hoose ka Akhriso War-saxafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda somalia.
wasiir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.