
Wasiirka Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dalka Jamaal Xassan ayaa shir Gudoomiyay Shir looga hadalayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ee 2020-2024 kaas oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Shirkan ayaa gaar u ahaa Hay’addaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeele waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka socoda Golaha Wasiirrada maamulkaasi iyo Madaxda Sare Wasaaradda Qorsheynta.
Leave a Reply