Sawiro:Ciidanka Xasilinta qaybta 21aad iyo Waxgarad kasoo kicitamay Gaalkacyo ayaa soo gaaray Galinsoor

galmudug

Magaalada Galinsoor waxaa Soo Gaaray Caawa Gudiga Xasilinta iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ee qaybta 21aad waxayna Magaalada Galinsoor u yimaadeen sidii Dagaalo kadhacay Deegaanka Gaxandhaale wax loo baajin lahaa.

Dhanka kale waxaa Koonfurta Gaalkacyo kayimid wafti ODayaal iyo waxgarad isugu jira ayakoo kulamo laqaadan doono waxgaradka kale ee kusuga Magaalada Galinsoor iyo Gudiga Xasilinta iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ee qaybta 21aad.

Goobihii ay dagaalka ka dhaceen ayaa ah hada kuwa Dagan waxaana isi soo taraya baaqyada ka imaanaya waxgaradka Soomaliyeed iaykoo sheegay in dagaalada kasocda Galgaduud iyo Hiiraan sida ugu dhaqsaha badan lajoojiyo.
galmudug

galmudug
galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.