Maxaad Kala Socotaa Dagaalka Xildhibaan Odawaa kawado Galmudug

odawaa

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Markuu ku fashilmay mooshinkii asaga iyo kooxda qaran Dumis kawadaan Magalada Muqdisho waxuu dagaalkii usoo wareejiyey Gobolka Galgaduud asagoo Magaalada Cadaado u yimid sidii Dagaal loogu qaadi lahaa Beesha Mareexaan.

Xildhibaan Odowaa ayaa Dhalinyaro ay isku Beel yihiin waxuu ku qanciyey in dagaal Lagu qaado Beesha Mareexan asagoo badalkeeda Siiyey Lacag qaar kamida dhalinyaraadaas uu qalday Xildhibaan Odawaa ayaa ku Nafwaayey Dagaal ay galeen Qaarna dhaawacoodii waxaa lakeenay Magaalada Cadaado Halkaas oo lagu Dabiibaayo.

Qaar kamida Waxgaradka Beesha Saleebaan ayaa waxay Odawaa u sheegeen inuu dabka uu lawareegayo la’aado meesha uu kala yimid dhibkana kala tago, Xildhibaan Odawaa iyo Beesha Saleebaan ayaa waxay isku afdhaafeen inay heshiis lagaleen Xaaf ayakoo sheegay inaysan Madaxwaynaha Galmudug Xaaf la heshiinayn ilaa uu ka ogalaado inay Cadaado tahay xarunta Barlamaanka Galmudug.

Xildhibaan Odawaa ayaa waxuu kamid yahay Kooxda qaran dumiska Damjadiid oo doonaya inay Burburiyaan Dowlada Soomaliya si ay Xukunka Dib ugu soo Noqdaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.